caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qalam, aayadda 28

Makka · kala horreynta soo dejinta 2 · 68:28

قَالَ أَوْسَطُهُمْ أَلَمْ أَقُل لَّكُمْ لَوْلَا تُسَبِّحُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub28. Koodii u wanaagsanaa baa yidhi: Miyaana idinku odhan: (Alle) u tasbiixsada oo hufa?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70