caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qalam, aayadda 22

Makka · kala horreynta soo dejinta 2 · 68:22

أَنِ ٱغْدُوا۟ عَلَىٰ حَرْثِكُمْ إِن كُنتُمْ صَٰرِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub22. iyagoo leh: Ku kallaha beertiinna haddaad goosanaysaan midhaha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70