caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Talaaq, aayadda 9

Madiina · kala horreynta soo dejinta 99 · 65:9

فَذَاقَتْ وَبَالَ أَمْرِهَا وَكَانَ عَٰقِبَةُ أَمْرِهَا خُسْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Oo dhadhamisay cidhib xumadii arrinkeeda, cidhibteedana ku dambeysey khasaaro.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70