caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Waaqia, aayadda 60

Makka · kala horreynta soo dejinta 46 · 56:60

نَحْنُ قَدَّرْنَا بَيْنَكُمُ ٱلْمَوْتَ وَمَا نَحْنُ بِمَسْبُوقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub60. Annagaa idiin qaddarnay dhimashada dhexdiinna, mana jiro qof naga baxsan kara.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70