caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Rahmaan, aayadda 39

Madiina · kala horreynta soo dejinta 97 · 55:39

فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُسْـَٔلُ عَن ذَنۢبِهِۦٓ إِنسٌ وَلَا جَآنٌّ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub39. Maalinkaas waxba lagama weydiiyo denbigooda Insi iyo Jinba (oo waa cad yihiin oo la og yahay, waase lagu qiri).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70