caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 58

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:58

لَيْسَ لَهَا مِن دُونِ ٱللَّهِ كَاشِفَةٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub58. Ma jiro Alle ka sokow cid feydi kartaa (dhibaha iyo shiddooyinkeeda ama og waqtigeeda).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70