caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:4

إِنْ هُوَ إِلَّا وَحْىٌ يُوحَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Wax kale maahee (hadalkiisu) waa waxyi loo waxyooday.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70