caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Najm, aayadda 10

Makka · kala horreynta soo dejinta 23 · 53:10

فَأَوْحَىٰٓ إِلَىٰ عَبْدِهِۦ مَآ أَوْحَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. Markaasuu (Alle) u Waxyooday addoonkiisa (Nabi Muxammad s.c.w.) wuxuu u waxyooday [3].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70