caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tur, aayadda 13

Makka · kala horreynta soo dejinta 76 · 52:13

يَوْمَ يُدَعُّونَ إِلَىٰ نَارِ جَهَنَّمَ دَعًّا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub13. Maalinka loogu tuuri Naarta Jahannama si daran oo xoog leh (waxaa lagu dhihi):
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70