caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 46

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:46

وَقَوْمَ نُوحٍ مِّن قَبْلُ إِنَّهُمْ كَانُوا۟ قَوْمًا فَٰسِقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub46. Qolodii Nuuxna iyaga hortood (waxaa ku sugan calaamo lagu waano qaato), waxay ahaayeen qolo fallaago ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70