caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 16

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:16

ءَاخِذِينَ مَآ ءَاتَىٰهُمْ رَبُّهُمْ إِنَّهُمْ كَانُوا۟ قَبْلَ ذَٰلِكَ مُحْسِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub16. Iyagoo qaadan waxa uu Rabbigood siiyey. Waxay ahaayeen horay sama falayaal.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70