caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Adh-Dhaariyat, aayadda 1

Makka · kala horreynta soo dejinta 67 · 51:1

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلذَّٰرِيَٰتِ ذَرْوًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan ku dhaartay (dabeylaha) boorka kiciya [1].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70