مَّا عَلَى ٱلرَّسُولِ إِلَّا ٱلْبَلَٰغُ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ مَا تُبْدُونَ وَمَا تَكْتُمُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub99. Ma saarna Rasuulka waxaan ahayn gaarsiinta (dadka Diinta Alle). Alle wuu Ogyahay waxaad muujisaan iyo waxaad qarisaanba.