caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 86

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:86

وَٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ وَكَذَّبُوا۟ بِـَٔايَٰتِنَآ أُو۟لَٰٓئِكَ أَصْحَٰبُ ٱلْجَحِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub86. Kuwase gaalooba oo beeniya Aayadahayaga, kuwaa waa ehlu Naarka.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70