caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 79

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:79

كَانُوا۟ لَا يَتَنَاهَوْنَ عَن مُّنكَرٍ فَعَلُوهُ لَبِئْسَ مَا كَانُوا۟ يَفْعَلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub79. Iskama ay reebi jirin waxyaalaha xun ay falaan. Xumaan badanaa waxay falayeen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70