caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 43

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:43

وَكَيْفَ يُحَكِّمُونَكَ وَعِندَهُمُ ٱلتَّوْرَىٰةُ فِيهَا حُكْمُ ٱللَّهِ ثُمَّ يَتَوَلَّوْنَ مِنۢ بَعْدِ ذَٰلِكَ وَمَآ أُو۟لَٰٓئِكَ بِٱلْمُؤْمِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Sidee bay kaaga dhigan garsoor, iyagoo heysta Towraadda oo uu ku yaal xukunkii Alle [14]?. Markaasna ay jeestaan intaasi kaddib. Kuwani ma aha mu’miniin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70