caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Maaida, aayadda 30

Madiina · kala horreynta soo dejinta 112 · 5:30

فَطَوَّعَتْ لَهُۥ نَفْسُهُۥ قَتْلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُۥ فَأَصْبَحَ مِنَ ٱلْخَٰسِرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub30. Markaasay u qurxisay naftiisii dilka walaalki (Haabiil); oo uu dilay [7], wuxuuna ka mid noqday kuwa ku jira khasaaraha cad.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70