caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Fath, aayadda 8

Madiina · kala horreynta soo dejinta 111 · 48:8

إِنَّآ أَرْسَلْنَٰكَ شَٰهِدًا وَمُبَشِّرًا وَنَذِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Xaqiiq Annagaa (Alle ah) kuu soo dirnay (Nabi Muxammadow) inaad ahaato markhaati, bishaareeye, iyo digeba.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70