caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Fath, aayadda 7

Madiina · kala horreynta soo dejinta 111 · 48:7

وَلِلَّهِ جُنُودُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ وَكَانَ ٱللَّهُ عَزِيزًا حَكِيمًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub7. Allaah baana leh ciidammada samooyinka iyo arlada. Alle waa Adkaade, Xakiim ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70