إِنَّ ٱلْمُتَّقِينَ فِى مَقَامٍ أَمِينٍ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub51. Hubaap kuwa (u) hoggaansan (Amarrada Alle) ee iska jira (xumaha) waxay ku sugnaan meel aamin ah (Janno).