caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 49

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:49

ذُقْ إِنَّكَ أَنتَ ٱلْعَزِيزُ ٱلْكَرِيمُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub49. (Waxaa lagu dhihi): Dhadhami (Cadaabka), Waxaad (iska yeeleysay) inaad tahay adkaadaha, sharafta leh [10].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70