caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 35

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:35

إِنْ هِىَ إِلَّا مَوْتَتُنَا ٱلْأُولَىٰ وَمَا نَحْنُ بِمُنشَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub35. Ma jirto waxaa aheyn dhimashadayada hore mana nihin kuwo dib loo soo nooleyn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70