caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 5

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:5

أَفَنَضْرِبُ عَنكُمُ ٱلذِّكْرَ صَفْحًا أَن كُنتُمْ قَوْمًا مُّسْرِفِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. Miyaan idinka deysannaa (Qur’aanka) gebigiisaba inaad tihiin qolo xad gudub badan awgeed?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70