caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ghaafir, aayadda 60

Makka · kala horreynta soo dejinta 60 · 40:60

وَقَالَ رَبُّكُمُ ٱدْعُونِىٓ أَسْتَجِبْ لَكُمْ إِنَّ ٱلَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِى سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub60. (Allaah) Rabbigiin wuxuu yidhi: I barya [11] waan idinka aqbaliye (baryada); hubaal kuwa iska weyneeya baryadeyda [12], waxay geli Naar iyagoo dullaysan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70