لَخَلْقُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ أَكْبَرُ مِنْ خَلْقِ ٱلنَّاسِ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَ ٱلنَّاسِ لَا يَعْلَمُونَ
Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub57. Abuuridda samooyinka iyo arlada baa xaqiiq ka weyn abuuridda dadka, laakiinse dadka badankiisu ma oga.