caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ghaafir, aayadda 46

Makka · kala horreynta soo dejinta 60 · 40:46

ٱلنَّارُ يُعْرَضُونَ عَلَيْهَا غُدُوًّا وَعَشِيًّا وَيَوْمَ تَقُومُ ٱلسَّاعَةُ أَدْخِلُوٓا۟ ءَالَ فِرْعَوْنَ أَشَدَّ ٱلْعَذَابِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub46. Naarta, waxaa loo soo bandhigaa aroor iyo galab 'kastaba' [9], Maalintay Saacadda (Qiyaame) dhacdona (waxaa la odhan): Ka yeela reer Fircoon inay galaan cadaab tan ugu daran.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70