caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ghaafir, aayadda 11

Makka · kala horreynta soo dejinta 60 · 40:11

قَالُوا۟ رَبَّنَآ أَمَتَّنَا ٱثْنَتَيْنِ وَأَحْيَيْتَنَا ٱثْنَتَيْنِ فَٱعْتَرَفْنَا بِذُنُوبِنَا فَهَلْ إِلَىٰ خُرُوجٍ مِّن سَبِيلٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Waxay odhan: Rabbigayow! Waxaad naga yeeshay meyd (aan nafi ku jirin) labo jeer, oo na siisay nolol labo jeer [2]. waan qirsannahay dunuubtayada’e, ee ma jiraa jid looga baxo (Naarta)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70