ذَٰلِكَ ٱلْفَضْلُ مِنَ ٱللَّهِ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ عَلِيمًا Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub70. Kani waa Fadli xagga Alle ah, kuna Filan Alle inuu yahay wax kasta Oge.