caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nisaa, aayadda 138

Madiina · kala horreynta soo dejinta 92 · 4:138

بَشِّرِ ٱلْمُنَٰفِقِينَ بِأَنَّ لَهُمْ عَذَابًا أَلِيمًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub138. Ugu bishaaree munaafiqiinta inay leeyihiin cadaab xanuun badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70