caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 52

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:52

وَعِندَهُمْ قَٰصِرَٰتُ ٱلطَّرْفِ أَتْرَابٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub52. Waxaana la jirkood ahaan haween dhowrsoon, ku kooba araggooda (nimankooda), oo isku fil (da' ah).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70