caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:2

بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ فِى عِزَّةٍ وَشِقَاقٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Kuwase gaalada ahi waxay ku sugan yihiin qabwayni iyo collaytan (xaq diiddo).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70