caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 11

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:11

جُندٌ مَّا هُنَالِكَ مَهْزُومٌ مِّنَ ٱلْأَحْزَابِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Ciidanka halkaas jooga (gaalada) waa xisbiyo [6] la jabin (lagana adkaan).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70