caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 57

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:57

وَلَوْلَا نِعْمَةُ رَبِّى لَكُنتُ مِنَ ٱلْمُحْضَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub57. Haddayna jirin Nicmadda Rabbigay, waxaan ka mid ahaan lahaa kuwa la soo keenayo (Naarta).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70