caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 143

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:143

فَلَوْلَآ أَنَّهُۥ كَانَ مِنَ ٱلْمُسَبِّحِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub143. Haddiise ay ahaateen inuu ka mid ahaa kuwa na xurmo weyneeya oo tasbiixsada (ee ehlu salaadka ah).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70