caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 141

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:141

فَسَاهَمَ فَكَانَ مِنَ ٱلْمُدْحَضِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub141. Marka wuu la qori tuurtay [15], wuxuuse noqday mid laga raayey (baddana lagu tuuray).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70