caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 12

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:12

بَلْ عَجِبْتَ وَيَسْخَرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Waxaadse la yaabtaa (beenintooda Xaqa), iyaguna way iska jees-jeesi.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70