caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 101

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:101

فَبَشَّرْنَٰهُ بِغُلَٰمٍ حَلِيمٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub101. Waxaana ugu bishaaraynay wiil dul qaad badan (Ismaaciil).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70