caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 31

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:31

أَلَمْ يَرَوْا۟ كَمْ أَهْلَكْنَا قَبْلَهُم مِّنَ ٱلْقُرُونِ أَنَّهُمْ إِلَيْهِمْ لَا يَرْجِعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub31. Miyeyna ogaan intee baan facyo halaagnay hortood, aan xaggooda u soo noqonayn?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70