caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 27

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:27

وَأَوْرَثَكُمْ أَرْضَهُمْ وَدِيَٰرَهُمْ وَأَمْوَٰلَهُمْ وَأَرْضًا لَّمْ تَطَـُٔوهَا وَكَانَ ٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍ قَدِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub27. Wuxuu idin dhaxalsiiyey dhulkooda iyo guryahooda iyo maalkooda [20] iyo dhul aydaan (hadda ka hor) cag dhigin [21]. Alle wax walba wuu Karaa.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70