caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 18

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:18

قَدْ يَعْلَمُ ٱللَّهُ ٱلْمُعَوِّقِينَ مِنكُمْ وَٱلْقَآئِلِينَ لِإِخْوَٰنِهِمْ هَلُمَّ إِلَيْنَا وَلَا يَأْتُونَ ٱلْبَأْسَ إِلَّا قَلِيلًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Alle dhab ahaan waa og yahay kuwa idinka mid ah ee ka reeba 'dadka jihaadka Jidka Alle' [11], iyo kuwa ku yidhaahda walaalahood: Noo kaalaya [12]; mana yimaadaan dagaalka in yar ma’ahee [13].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70