caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 12

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:12

وَإِذْ يَقُولُ ٱلْمُنَٰفِقُونَ وَٱلَّذِينَ فِى قُلُوبِهِم مَّرَضٌ مَّا وَعَدَنَا ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥٓ إِلَّا غُرُورًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Markay munaafiqiintu iyo kuwa quluubta ka buka [8] yidhaaydeen: Alle iyo Rasuulkiisu waxa ay noo yabooheen waa waxaan waxba ka jirin oo hoditaan ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70