caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Sajda, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 75 · 32:18

أَفَمَن كَانَ مُؤْمِنًا كَمَن كَانَ فَاسِقًا لَّا يَسْتَوُۥنَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Ma mid mu'min ah baa la mid ah mid caasi ah? Ma ay sinna.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70