caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 74

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:74

يَخْتَصُّ بِرَحْمَتِهِۦ مَن يَشَآءُ وَٱللَّهُ ذُو ٱلْفَضْلِ ٱلْعَظِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub74. Wuxuu u doortaa Naxariistiisa kuu doono. Alle waa Kan iska leh Fadliga Weyn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70