caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 63

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:63

فَإِن تَوَلَّوْا۟ فَإِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌۢ بِٱلْمُفْسِدِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub63. Hadday (Xaqa ka) jeesadaan, Alle wuu ogsoon yahay kuwa wax fasaadiya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70