caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 132

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:132

وَأَطِيعُوا۟ ٱللَّهَ وَٱلرَّسُولَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub132. Adeeca Allaah iyo Rasuulka (Nabi Muxammad) si la idiinku naxariisto.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70