caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qasas, aayadda 52

Makka · kala horreynta soo dejinta 49 · 28:52

ٱلَّذِينَ ءَاتَيْنَٰهُمُ ٱلْكِتَٰبَ مِن قَبْلِهِۦ هُم بِهِۦ يُؤْمِنُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub52. Kuwaannu siinnay Kitaabka (Towraadda iyo Injiilka) ka hor kani (Qur'aanka) - baa rumeyn [19] waxa ku soo arooray (Qur’aanka).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70