caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naml, aayadda 53

Makka · kala horreynta soo dejinta 48 · 27:53

وَأَنجَيْنَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَكَانُوا۟ يَتَّقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub53. Waxaanu badbaaddinnay kuwii (xaqa) rumeeyey oo ka dhowrsanayey (shirkiga iyo macaasida).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70