caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 82

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:82

وَٱلَّذِىٓ أَطْمَعُ أَن يَغْفِرَ لِى خَطِيٓـَٔتِى يَوْمَ ٱلدِّينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub82. Waana Kan aan rajeeyo inuu ii dhaafo gefkayga Maalinta Abaal marinta'Qiyaame'.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70