caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 106

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:106

إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ نُوحٌ أَلَا تَتَّقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub106. Markuu walaalkood Nuux ku yidhi: “Miyeydaan ka dhowrsaneyn (shirkiga)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70