caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Noor, aayadda 49

Madiina · kala horreynta soo dejinta 102 · 24:49

وَإِن يَكُن لَّهُمُ ٱلْحَقُّ يَأْتُوٓا۟ إِلَيْهِ مُذْعِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub49. Haddayse garta leeyihiin waa u yimaadaan dhaqso, iyagoo adeecsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70